Sawirro Raashiin Qeybin Iyo Adeeg Caafimaad Oo Laga Sameeyay Deegaanka Wadajir.

Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka iyo Jamciyada Al-ixsaan Al-kheyriyah ayaa howla ballaaran oo isugu jira Raashiin qeybin iyo gurmad caafimaad u sameeyay bulshada ku dhaqan deegaano kala duwan oo ka tirsan Jubbooyinka.

Deegaanka Wadajir oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Badhaadhe ee Mandiqadda Jowre ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka waxaa adeegaan ka faa ideystay bulshada kala duwan ee ku dhaqan deegaankaas.

Halkan Ka Daawo Sawirrada Gurmadka Deegaanka Wadajir.

Calamada.com

Comments are closed.