Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro Shisheeyaha Oo Cuuryaamin Ku Haya Beeralayda Wilaayada Sh/Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Shisheeyaha Oo Cuuryaamin Ku Haya Beeralayda Wilaayada Sh/Hoose.

calamada August 27, 2019 1 min read
107

Ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa dhibaata xooggan ku haya beeralayda ku sugan deegaanno hoos yimaad degmooyinka Qoryooleey iyo Janaale ee Sh/Hoose.

Degmada Jannaale waxaa ka dhacay duqeymo loo adeegsaday madaafiicda goobta oo ay geysteen ciidamada Shisheeyaha ee saldhigga ku leh deegaanka Danow oo u dhow Jannaale.

Duqeymahan oo ay Shisheeyuhu u adeegsadaan hubka cul culus ee hoobiyaasha iyo Tangiyada ayaa intooda badan ku dhacay beeraha Jannaale waxaana ay waxyeello gaartay dalagii ku yaalay beeraha.

Wariyaal katirsan Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa booqday goobihii ay duqeymuhu ka dheceen waxayna indhahooda kusoo arkeen raadadkii duqeymaha iyagoona Sawirro kasoo qaaday.

Dhawaan ayay ahayd markii sidan oo kale ciidamada Shisheeyaha ay duqeeyeen beeraha hoosyimaada Jannaale, waxaana dadka beeraleyda ah ay sheegeen in loo diidanyahay nabadda iyo wanaaga ay ku noolyihiin.

Gobolka Shabeellaha Hoose waa gobolka ugu waxsoo saarka badan waxaana gobalka kasoo go’a inta badan khudaarta iyo dalagyada laga isticmaalo dalka Soomaaliya, cuuryaaminta ay AMISOM ku hayso beeralayda gobolka ku dhaqan ayaa loo arkaa mid lagu wiiqayo horumarka dhaqaalaha shacabka Soomaaliyeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 26-12-1440-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka 27-12-1440-Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.