Waxa si rasmi ah degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka uga bilowday howlgal lagula dagaalamayo cayayaanka ay kaneecadu ugu badantahay.
Ragga howsha fulinaya oo ka kooban 20 nin ayaa ku qalabaysan sida aad sawirada ka aragtaan qalab qaali ah oo casri ah, waxayna xiranyihiin dharkii loogu talo galay in laga xirto sunta.
Sidoo kale Idaacadda Andalus ayaa baahinaysa wacyi galin ay dadka jilib degen ay ku wacyi galinayso sidii ay ula shaqayn lahaayeen ragga loo xilsaaray la dagaalanka cayayaanka.
Halkan ka dhagayso warbixintii Andalus ay ka diyaarisay. Mp3
Daawo Sawirada.
Podcast: Play in new window | Download