Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro+Codad:Beesha Cowramale Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Codad:Beesha Cowramale Oo Hub Ku Wareejisay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.

calamada March 14, 2017 1 min read
106

Munaasabad ka dhacday Magaalada Jilib ee wilaayada Jubooyinka ayay beesha Cowramale kaga soo baxday balanqaad horay ay ubalan qaaday oo ahaa in hub ay ku wareejinayaan xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Beesha Cowramale ayaa sheegtay in hubkaasi uu dhankooda ka yahay sadaqo oo ay ugu talagashay in lagula dagaalamo oo lagu difaaco shisheeyaha kusoo duulay Dalka Soomaaliya.

“Waxaan rajeyneynaa in hubkaan fatuuxaad badan lagu furto gaaladana ay ku hoogto”ayuu yiri Mid kamid ah odayaasha Beesha.

Dhageyso Odayaasha Beesha Cowramale.

 

Waaliga Wilaayada Jubooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo Munaasabada ka hadlay ayaa beesha kaga mahadceliyay hubkaan ay bixisay isagoo ugu duceeyay meesha ayka keeneen in allaah uu ugu buuxiyo wax ka qeyr badan.

Waxa uu sheegay in beesha kasoo baxday balantii ay qaaday, dhankoodana ay kasoo bixi doonaan waxyaabihii ay balan qaadeen.

Halkan Ka Dhageyso Codka Abuu Cabdalla

 

Sikastaba ha ahaatee xarakada shabaabul mujaahidiin oo dagaal kula jirta shisheeyaha ayaa taageero ka heshay qabaa’ilaadka Soomaaliyeed oo maal iyo nafba ku bixiyay jihaadka ka socda Soomaaliya.









Xigasho: Radio Alfurqaan

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Ibraahim Mucalim Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.