Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaan Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaan Muhiim Ah.

calamada December 26, 2016 1 min read
86

mujaahidiinta 544555Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa la wareegay deegaanka Kabtan-laas ee gobalka Shabeelada hoose kadib dagaal muddo socday oo halkaasi ku dhexmaray ciidamada Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Maleeshiyaatka dowlada ayaa gabi ahaan isaga cararay deegaanka’iyadoona ciidamada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Abuu Xamza Al-muhaajir oo horay loo aqooni jiray Kabtanlaas.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in ciidamada Mujaahidiinta ay dab qabadsiiyeen difaacyadii iyo fariisinkii maleeshiyaatka Murtadiinta ay kal hore ka sameysteen deegaankaasi.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar dhabba gal ah u dhigay gaari Cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada federaalka kuwaasi oo gurmad ahaan uga soo baxay deegaanka Shalambood kuna sii jeeday dhanka deegaanka Kabtan-laas.

Warar hoose ayaa sheegaya in waxyeelo la gaarsiiyay gaariga Cabdi bilaha sidoo kale ay jiraan tiro askar ah oo dowlada Ridada federaalka dhimasho iyo dhaawac kaga noqday kamiinka kuwaasi oo ugu dambeyntii dib ugu laabtay deegaanka Shalambood.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Burundeys Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Weerarka Ka Dhacay Duleedka Wajeer.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.