Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shan Weerar Oo Ka Dhacay Gobalka NFD+Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Shan Weerar Oo Ka Dhacay Gobalka NFD+Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay.

calamada June 15, 2019 1 min read
97

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey Saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaano kala duwan oo ka tirsan Gobalka NFD oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somalia.

Weerarka Kowaad :waa qarax ka dhacay inta u dhaxeeysa Deegaanada “Qorad Xareer” iyo “Konton” oo wada hoos taga “Wajeer” waxaa lala beegsaday gaari Kooyal ah gaarigii halkaasi ayuu ku basbeelay.

inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaasi ku dhintay (10) Toban Askari oo Kenyaati ah, halka Mujaahidiinta ay soo qaniimeysteen Toban Qori.

Weerarka Labaad waa Qarax isagana  waxaa lala beegsaday Gaari Mutabiish ah oo Sahay waday kaasi oo ka soo baxay Deegaan la yiraahdo “Kulan” islamarkaana ku sii jeeday “Libooya” oo hoos tagta “Gaarisa”, gaarigii waa basbeelay, waxaana sii qaraxday Sahaydii uu waday, Askartii saarneed dhimasho iyo dhaawac ayay ku noqdeen .

Howlgalka Saddex-aad Mujaahidiinta waxay Saacadihii la soo dhaafay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Deegaanka “Boojo-garas” oo hoos tagta Wajeer, Hal Askari ayaa lagu dilay Qorigiina waa laga qaatay.

Weerarka Afaraad ayaa ka dhacay Deegaan lagu magacaabo “Sh Barow” oo hoos taga Mandheera, waxaa halkaasi lagu qarxiyay gaari Booyad ah oo Malatariga Kenya ay la haayeen , goobta ayuu ku basbeelay gaarigaasi, wixii saarnaana dhimasho iyo dhaawac ayay ku noqdeen .

Howlgalka Shanaad Mujaahidiinta ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxay la wareegeen Deegaanka lagu magacaabo “Falama” oo hoos taga Mandheera, Mujaahidiinta waxay u khudbeeyeen dadka deegaanka markii ay Magaalada qabsadeen, halkaasina waxaa iskaga cararay Ciidanka Kenya.

 

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qaraxyada Muqdisho.
Next: Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qaraxyada Muqdisho.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.