Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shaqaala Hey’adeed Oo Lagu Dilay Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Shaqaala Hey’adeed Oo Lagu Dilay Dalka Itoobiya.

calamada September 7, 2019 1 min read
62

Mid kamida hay’adaha reergalbeedka ee ka howgala bariga qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay shaqadii ay ka haysay wadanka Itoobiya kadib markii ladilay qaar kamid ah shaqaalaheeda.

Hay’adda lagu magacaabo ka hortagga jaagada (Action Against Hunger) ayaa sheegtay in si KMG ah ay ujoojisay shaqadii ay ka haysay wadanka Itoobiya saacado kadib markii toogasho lagu dilay laba kamid ah howlwadeenadeeda.

War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda ayaa lagu sheegay in weerar ka dhacay gobolka Gambela lagu dilay laba mas’uul oo ka mid ahaa howlwadeenadeeda ka howlgalayay xarunta Nguenyyil Centre ee Itoobiya.

Warsaxaafadeed si cara leh loo qoray oo ay Action Against Hunger faafisay ayay ku sheegtay in ay hakisay howlgalladii quudinta iyo nafaqeynta carruurta ee ay ka wadday wadanka Itoobiya.

Saraakiisha ammaanka ee gobolka Gambela ayay hay’addu ku dhaliishay in ay ka gaabiyeen soo qabashada kooxihii hubeysnaa ee weerarka dhabagalka ah ku dilay howlwadeenadeedi, hay’addan ayaa Itoobiya ka shaqeynaysay tan iyo sanaddii 1985.

Dilalka iyo qafaalka ayaa kusii kodhayay wadanka Itoobiya tan iyo markii Abiy Axmed R/wasaare loo doortay waxaana gobollada Itoobiya ka dhacayay dagaallo ay ku hoobteen boqolaal qof.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaadiidka Gaashaaman Ee Shisheeyaha Oo Wiil Yar Ku Jiiray Baraawe.
Next: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Qoryooley Iyo Baydhabo.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.