Mu’asasada Al-saxaab oo ah garabka warbaahineed ee hogaanka guud Mujaahidiinta Al Qaacidda ayaa ballan qaaday in ay soo gudbin doonto kalimad cusub oo uu jeedinayo Al Zawahiri.
Kalimadda oo ciwaan loogu dhigay لغير الله لن نركع ayaa lafilayaa in ay taabato arrimo xasaasi ah oo kajira caalamka islaamka gaar ahaan mandiqadda Shaam oo bilihii lasoo dhaafay isbedello siyaasadeed ka dhacayeen.
Al Qaacidda ayaa dagaal 15 sana jirsaday kula jirta dowladda Mareykanka iyo xulufadiisa, gummaadka ay dowladaha Ruushka iyo iiraan ka wadaan dalka Suuriya ayaa ah qadiyadda ugu muhiimsan ee wadamada caalamka islaamka marka laga reebo gummaadka waxashnimo ee dowladda Baarma ku hayso muslimiinta Rohiingga ee la baa’binayo.
Sidoo kale kalimadda Zawaahiri ayaa imaanaysa xilli isbedel weyn oo dhanka maamulka ah uu ku yimid dalka Mareykanka oo uu madaxweyne ka noqday Donald Trump kaasi oo kusoo baxay doorashooyinkii madaxtinimada, iyadoo la ogyahay in Xisbiga Jamhuuriga uu iclaamiyay dagaalka ka dhanka ah Muslimiinta sanad.