Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shilal Gaari Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Baay Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Shilal Gaari Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Baay Iyo Sh/dhexe.

calamada February 10, 2017 1 min read
82

BaydhaboWararka ka imaanaya gobalka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay shil gaari uu ka dhacay wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobalkaasi.

Shilka ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari Noha ah oo ku sii jeeday dhanka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe waxa uu shilka si gaar ah kaga dhacay deegaanka Qalimow ee gobalkaasi.

Gaariga rogmaday waxaa la socotay Shan ruux saddex ka mid ah dadkaasi weey dhinteen labada soo hartay iyagoo dhaawacya ah ayaa goobta laga qaaday sida ay xaqiijiyeen dadka deegaankaasi.

Dhanka kale shil gaar ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wadada isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Bardaale oo ka wada tirsan gobalka Baay.

Shilkan waxaa galay gaari uu lasocday gudoomiyaha maamulka gaala raaca Shariif Sakiin ugu magacaaban degmada Bardaale ninka lagu magacaabo Weedow Cali Xasan kaasi oo la xaqiijiyay inuu shilkaasi gaari ku dhaawacmay.

Sidoo kale shilkan waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro ka tirsan ilaaladiisa gaarka ah’gudoomiyaha shilka galay ayaa kasoo baxay degmada Bardaale isagoona kusii jeeday dhanka degmada Baydhabo.

Gaariga gudoomiyaha dhaawacmay uu watay ayaa xowli ku socday isagoo ka cabsi qabay in qarax miino ama kamiin wadadaasi ugu dhigaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Hoos U Dhac Xoogan Oo Ku Yimid Sarifka Lacagaha Suuqyada Muqdisho.
Next: Diyaaradaha Mareykanka Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Dalka Afghanistan.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.