Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Uganda Oo Ka Cabaneyso Mushaar La’aan Heysata Ciidamadeeda Jooga Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Oo Ka Cabaneyso Mushaar La’aan Heysata Ciidamadeeda Jooga Somalia.

calamada January 26, 2019 1 min read
61

Yugaandha oo qeyb ah Shisheeyaha kusooo duulay dalka Soomaaliya ayaa ka cabaneysa mushaar la’aan baahsan oo soo food saartay ciidamadeeda qeybta ka ah shisheeyaha AMISOM ee duulaanka ku jooga dalkeena.

Yugaandha waxay sheegeysaa in dhowr bilood oo xiriir ah aan ciidankeeda jooga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ilaaliya xafiisyada Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho aysan qaadan wax mushaar ah.

Afhayeen u hadlay dowladda Yugaandha ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aysan bixin mushaaraadak ciidamada Yugaandha ee ilaaliya xafiisyadeeda Muqdisho afar bilood oo kaamil ah.

Hadda dowladda Yugaandha waxay wadahadallo kula jirtaa Qaramada Midoobay, waxayna dooneysaa in la siiyo lacag gaareysa 2.4 milyan oo doollar oo ka maqan ciidamadeeda, taas oo ah isku darka mushaaraadka inkabadan 500 oo askari oo afar bilood oo kaamil ah.

Si guud Shisheeyaha ayaa ka sheeganaya dhaqaale xumi baahsan oo soo food saartay, waxaana midowga Yurub uu hadda ku adkeysanayaa in dalka Soomaaliya laga saaro ciidamo gaaraya kun askari oo ka socda dowladda Burundi.

Inkabadan 10 sano ayay ciidamada Shisheeyaha ee huwan magaca AMISOM ka howlgalayaan dalka Soomaaliya, waxaana hadda ay isku diyaarinayaan ka bixitaanka dalka, maadaama ay awoodi waayeen xaqiijinta ahdaaftooda ee ka dhigan baaba’inta Mujaahidiinta iyo gaaleysiinta dadka muslimiinta ah.

 340 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ku Dhawaad Labaatan Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
Next: Askar Burundeys Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.