Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan la beegsadeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Federaalka oo ku socdaalayay duleedka magaalada Muqdisho.
Weerarkan Kamiinka ayaa ka dhacay wadada Xeebta ah ee isku xirta magaalooyinka Marka iyo Muqdisho waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Jaziira ee Wadadaasi.
Inta la xaqiijiyay Weerarkan qorsheysan waxaa lagu dilay inka badan Lix ka tirsan askarta dowladda Ridada kuwaasi uu ku jira sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Farmaajo.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerarkan ku qabsaday oo maleeshiyaatka dowladda Ridada ka furtay Gaari Ciidan oo Qoriga Dhashiikaha uu saaran yahay iyo sidoo kale Hub fara badan.
Weerarkan ayaa imaanaya xilli dhawaan Shabaabul Mujaahidiin ay soo bandhigeen gaari gaashaaman oo ay sidoo kale ka qabsadeen maleeshiyaatka dowladda Federaalka.
Calamada.com
651 total views, 2 views today