Sawirro Weerar Lagu Dilay Askar American Ah Gaadiidna Lagu Gubay.

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerar dhabba gal ah u dhigay kolanyo ka tirsan Ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka kuwaasi oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah Wilaayada Gazni ee dhacda Galbeedka Dalka Afghanistan.

Kamiinkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Duleedka Degmada Shalgar oo ka tirsan Wilaayada Gazni, Iyadoo Kamiinkan khasaara culus lagu gaarsiiyay Kolanyada Saliibiyadda Mareykanka.

Bayaan kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayeey Imaaradu ku xaqiijisay in weerarkan dhabba galka ah Baqti iyo dhaawac ay ku noqdeen Shan Askari oo ka tirsan Saliibiyiinta Mareykanka.

Sidoo kale Kamiinkan waxaa lagu dilay inka badan Toban ka tirsan Maleeshiyaatka Maamulka Ridada Kaabul kuwaasi oo la socday Kolanyada Americanka ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Gaadiidka Americanka Laga Gubay.

Comments are closed.