2 thoughts on “Weerar Lagu Laayey Kufaarta Kenya Oo Ka Dhacay Nawaaxiga Mandheera.

  1. UHuurow tolkaa waad hodee tago dhulkaan dhaafa
    War tubtii halaagaad madhee tago dhulkaan dhaafa
    Tacadiyo dhibaad keen satee tago dhulkaan dhaafa
    Tareesada shabaabaa gubtee tago dhulkaan dhaafa
    Talis aan u turin baa helee tago dhulkaan dhaafa
    Tiiri aan jabayn baa helee tago dhulkaan dhaafa
    Tawxiid gob dhuux daa heshee tago dhulkaan dhaafa
    Taladiini eedoo jabtee tago dhulkaan dhaafa
    Toga ceel caday tuban yihiin toos wax dheer boqole
    Tagoogaha markii laga jabshee liifku wada taab tay
    Talis kiyo markii laga qabsaday taarka lalin tiisa
    Toontiyo barbaa hawdka galay tiiha awgiise
    Turiinshana umay galin ragay tacadiyaayeene
    Askartiin sidii awr la tumay taako rogi waaye
    Tvga laga duub wixii tacadi loo gays tay
    Tol xigaalama maahiyo kufrigu reerki tawxiide
    Tawaab kiisa gaal kii dafira toori mari weeye
    Taxanaha colaad aan damay taam u suga weeye
    Taariikh inaan abid col nahay taabo gali weeye
    Wixi taliska shaydaan ahiyo gaal tol maan nihine
    Tabcadii miyaan kula heliyo xeel la taam yeelay
    Tusbax furan miyaan kaa dhigniyo qoon latafan taafay
    Toban toban u laa saw ma ahan oo tamilo guusha
    Toodoobi way deen markay talo haboonayde
    Malindiyo tubtii gaarisiyo koosti tiro beehsay
    Inta toocil gaaliyo la dhigay tuug sawaaxiliya
    Tiro malahan oo kumaan kun bay toban jibaar dhaaf tay

  2. ASC.
    Alaahu akbar.
    Gaalo hadaaney Shabaabul mujaahidiin ka Baqeyn,Dalka maanta kuligiis waa la qabasanlahaa.Mujaahidiinta taageera

Comments are closed.