Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Saraakiil Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Wilaayada Qandahaar.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Saraakiil Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Wilaayada Qandahaar.

calamada July 19, 2019 2 min read
54

Weerarkan Culus ee Isugu jira Ingimaasiga Iyo Istish-haadiga waxey Rag ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ku qaadeen Xarunta hogaanka Amniga Maamulka Ridada Kaabul qeybtiisa Wilaayada Qandahaar ee Konfurta Dalka Afghanistan.

Weerarkan oo socday  inka badan 12 saac oo xiriir ah ayaa khasaara culus lagu gaarsiiyay Maamulka Ridada Kaabul, Waxaana Weerarkan Fuliyay Afar Mujaahid oo ka tirsan Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay imaarada Islaamiga Afghanistan kuna saxiixanyahay Afhayeenka Imaarada Sheekh Qaari Muxamed Yuusuf ayey Imaaradu ku xaqiijisay in Weerarkaasi barakeysan Dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen ku dhawaad Boqol isugu jirta Saraakiil, Mas’uuliyiin iyo askar ka tirsan Maamulka Ridada Kaabul.

Askarta ugu badan ee lagu dilay weerarkan ayaa ku dhintay Labo Istish-haadiyo iyo qarax loo adeegsaday Gaari Miineysan oo la dhigay Agagaarka Albaabka xarunta Amniga  kuwaasi oo lala beegsaday ciidamadii ku sugneed Banaanka Xarunta oo aheed mid si aad ah loo ilaaliya.

Labo Mujaahid Ingimaasiyiin ah oo gudaha u galay xarunta ayaa sidoo kale Toogasho ku dilay Saraakiil fara badan oo ku sugnaay gudaha Xarunta.waxaana Hawada Magaalada Qandahaar qabsaday Uura Madow iyo Holac ka baxaya Xaruntaasi.

Weerarkan culus ee ka dhacay Wilaayada Qandahaar ee Konfurta Dalka Afghanistan oo qeyb ka ahay Xamlo dagaaleedka Alfatxi ayaa kusoo aadaya xilli Maalmo ka hor weerar Ingimaasi ah oo ka dhacay Wilaayada Gazni ee Bartamaha Dalka Afghanistan lagu dilay Afar askari oo Saliibiyiinta Mareykanka ah laguna dhaawacay Saddex kale oo isla Saliibiyiinta Mareykanka ah, Waxaana weerarkaasi Fuliyay Halyeey Ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Soo Bandhigay Askar Dowladda Federaalka Kasoo Goostay.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 17-11-1440 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.