Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Xoog Ku Gal Ah Oo Lagu Dilay Askar Fara Badan.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Xoog Ku Gal Ah Oo Lagu Dilay Askar Fara Badan.

calamada January 13, 2019 2 min read
61

Weerarkan Ingimaasiga ah waxey Mujaahidiin Ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ku galeen Xero ciidan oo maleeshiyaatka Booliska maamulka Kaabul ay ka sameysteen qeybo ka mid ah Wilaayada Hiraat oo dhacda Galbeedka dalka Afghanistan.

Xerada ciidan ee Weerarka Ingimaasiga ah ay ku galeen Geesiyaasha ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghansiatn ayaa ah xero sigaar ah looga ilaaliya Amniga magaalada Hiraat oo ah xarunta Wilaayada Hiraat.

Bayaan Rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayey Imaaradu ku xaqiijisay in weerarkan Ingimaasiga ah ay fuliyeen Saddex Mujaahid iyadoona weerarkan khasaara culus lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Kaabul.

Inta la xaqiijiyay weerarkan Ingimaasiga ah waxaa Baqti iyo dhaawac ku noqday inka badan Soddon afar askari kuwaasi oo ay ku jiraan saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulka Murtad Ashraf Gaani.

Taliyiha Saldhiga la weeraray ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray Camaliyadda halka taliye ku xigeenkii saldhiga isagana uu halkaasi ku dhintay.

Intii Camaliyadda Socotay waxaa isku dayay iney gurmad soo sameeyaan ciidamo kala duwan oo ka tirsan maamulka Ridada Kaabul kuwaasi oo iyaguna lala beegsaday ilaa iyo saddex qarax oo mid ka mid ah uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu sii diyaariyay agagarka saldhiga la weeraray.

Ugu dambeyntii Bayaanka ayeey Imaarada Islaamiga Afghanistan ku xaqiijisay in Camaliyadda ay socotay muddo Labo saac oo xiriir ah Saddex-da Mujaahid ee Ingimaasiyiinta ahna mid ka mid ah uu shahiiday Labada kalane iyagoo bad qaba ay dib usoo laabteen.

Weerarkan Ingimaasiga ah ee lala beegsaday xerada ciidan ee maamulka Kaabul uu ka sameystay Galbeedka dalka Afghanistan ayaa qeyb ka ah Xamlo dagaaleedka Al-khandaq oo ah Xamlo si aad ah loogu dhiig bixiyo ciidamada Saliibiyiinta ku duulay dalka Afghanistan iyo kuwa Ridada Kaabul.

Calamada.com

 522 total views,  2 views today

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Long War Journal: ka bixitaanka ciidamada Maraykanka Ee Afghanistan Waa Guul U Soo Hooyatay Dhaalibaan Iyo Al-Qaacida.(WARBIXIN)
Next: Wasiirka arimaha dibadda Maraykanka Oo Booqasho Ku Tagay Dhulka Xarameynka.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.