Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.

calamada June 22, 2019 1 min read
109

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weeraro kala duwan oo isugu jira Dagaallo Iyo Qarax ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka Ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta duulaanka kaga suganyihiin Wilaayada Shabeelada Hoose.

Weeraradaan ayaa ka kala dhacay duleedyada Degmooyinka Afgooye, Baraawe Iyo Gudaha Magaalada Marka, Iyadoona Faahfaahin laga helayo howlgaladaasi.

Dhanka Degmada Afgooye Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen Saldhiga Murtadiinta ay ka sameysteen deegaanka Sabiid, Waxaana jirta Khasaara Nafeet iyo Mid Hantiyadeed oo Maleeshiyaatka Dowladda Federaalka lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Dhanka Degmada Baraawe ee Isla Wilaayada Shabeelada Hoose waxey Ciidamada Mujaahidiinta Dagaal culus ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen Garoonka Diyaaradaha Baraawe kaasi oo ay dhismihiisa ay socota.

Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay in dagaalkaasi khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay Askarta Shisheeyaha.

Magaalada Marka waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin qarax culus la beegsadeen Goob fariisin u ah maleeshiyaatka Dowladda Ridada, Iyadoona qaraxaasi khasaara lagu gaarsiiyay Askarta Dowladda Federaalka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Nabi Yuunis.(Dhamaad).

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.