Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Xaalad Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Degmada Cadaado.
  • Allposts
  • Warar

Xaalad Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Degmada Cadaado.

calamada December 5, 2016 1 min read
126

cadaado-640x446-620x330-696x371Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka Somali waxey sheegayaan in xaalad kacsanaan ah oo u dhaxeeysa maleeshiyaatka iyo xubnaha dowlada Ridada federaalka ay ka taagan tahay degmadaasi.

Xaaladan kacsanaanta ah ayaa timid kadib markii maleeshiyaat hubeysan oo ka tirsan dowlada Federaalka si xoog ah ay ula wareegeen gacan ku heynta dhismaha xarunta doorashada aqalka hoose ee degmadaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in suura gal ay tahay in saacadaha soo socda iska hor’imaad xoogan halkaasi ku dhexmara maleeshiyaatka dowlada Ridada Federaalka iyo kuwa shisheeyaha ee ku sugan degmadaasi.

Dhanka kale mid ka mid ah xubnihii Murtadka lagu magacaabo C/llaahi Goodax Barre ku doortay degmada Jowhar ayaa askari ka tirsan dowlada Ridada federaalka waxa uu ku toogtay agagaarka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Warar hoose waxey sheegayaan in dilka ninkan laga soo abaabulay gudaha xarunta madaxtooyada Villa Somali maadaama Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ka mid yahay xubnaha sida aadka ah uga soo horjeeda in markale uu soo laabta Xasan Garguurte oo ah Murtadka ugu sareeya dowlada Ridada Federaalka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro iyo Warbixin: Machadka Beesha Dir Oo Lasoo Gabogabeeyay.
Next: Dhageyso Darsiga 14-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.