2 thoughts on “Xanafi..Ma La Dilay Mise Waa La Daayay? W/Q Eng Khaliif Muumin

  1. akhi mumin wasax xasan walasidayey ooallah ayulakulmay waxana urajeynaya bidnillah shahid gisi ayuaha sharafta muslimintana wadifacay

  2. Khaliifow abwaan kii tigree taabay halis tiiye
    Tabadiyo unuun kaa u go,i tayska qadaf kiiye
    Tacadiga u gays tana qisaas taam ahaa xigine
    Tiiraanyo iyo ciil wax badan waa ku taag naane
    Tolki waa amxaariyo wixii tacabud shaydaane
    Talo xumo nin keed reeb tayoo taawo been noqoye
    Tawxiidki ruuxuu buraan taajir noqonayne
    Tacadigi u gays taa lamarin tiirna oo xirine
    Taqsiin laha qubuuriga ahiyo kay tigree koroysay
    Tolki nimu wahaabiyo yahiyo taysku masinayne
    Tareesada ayaa gubi haduutuuqso yiri maale
    Tabta niman aqoon iyo dagaal taladi waa hooge
    Abwaan tuuga jaajuus tigreey tacabki waa hooge
    Tiiraanyo iyo ciil wax badan way ku taag naane
    Taaj iyo xariir xanafi saw taam u xiran maayo
    Tobanaan ka badan xuurarciin waa mulkigi taama
    Tubti Eebihiis ruuxi mara taajir waa noqone
    Tolki nimu islaam yahay rabaan seejin taladiise
    Tuugada iskaalmay satiyo taliski shaydaanka
    Tiih iyo waxaan hoog ahayn taaban mahayaane
    Mooryaan tigree qoratay iyo tuugi ina guure
    Rabi taladi seejiyo riday talam sanaayaane
    Xasana taaj shihiid loofilaatoobki loo xiraye
    Turunturo ayey ulamid tahaytoogashadu xanafi

Comments are closed.