1 thought on “Xubno Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Dilay Weerarka Hoteel Ambsaddor.

  1. Dhagtii maqalka diidaa xanuun way dhadhamisaaye
    Dhaayuhu haday arag gabaa dheefsi malahayne
    Dhoohanaha xaqiiqada dafiri yaa ka dhigan taase
    Dhaansiga kufriga ruux aqbalay waa dhurseegaaye
    Dhacadiid nin kii qaayibaa dhabu shalaayaaye
    Dhiig islaam qofkii daadiyaa dhuuxday naar kulule
    Dhambaal kaan nin kii diinta jecel dhaxalki wee yaane
    Dhiira galine wee yaan haday dhuuxi taladaye
    Dhiboo laaya gaalada waqtigu dheelmad wee yaane
    Dhalintii Islaam kaay kocoo toosa waa dhab xaajaduye
    Dhulkan gaal inuu naga dhucuu dhawrayaa abide
    Dhurwaa iyo haday yey shacbiga miiran dhiigiisa
    Dhamac iyo rasaas waxan ahayn may ka dhiciyaane
    Dhimbilaha cunsiiyoo kufriga dhooban aan layno

Comments are closed.