Risaalada Manduumatul Maghaazi Darsiga 21-30aad Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Manduumatul Maghaazi waa kitaab gabay ah oo uu allifay Sheekh Axmad Al-Badawi, waxay ka sheekeyneysaa manduumada duulaannadii uu qaaday Rasuulka Salla-llaahu Caleyhi wasallam, waxaana duubay sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa darsiga 21 ilaa darsiga 30-aad ee risaalada Manduumatul Maghaazi.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 21-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 22-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 23-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 24-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 25-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 26-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darisiga 27-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 28-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 29-aad.

Halkan Ka Dhageyso Darsiga 30-aad.

Dhamaad.

Comments are closed.