Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • 17 Sanadood Oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

17 Sanadood Oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].

September 11, 2018

Maanta oo ah Talaado Taariikhduna Ku Beegantahay 11 September waxay ku beegantahay xilligii ay dhaceen weeraradii New York iyo Washington oo lagu naafeeyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

17 Sanadood ayaa kasoo wareegtay markii ay dhaceen weeraradii 11/9 sanaddii 2001 ee lagu qaaday magaalooyinka New York iyo Washington dalka Mareykanka.

Weeraradaasi oo ay fuliyeen 19 dagaalyahan oo badankood kasoo jeeday dhulka Xarameynka ee Sacuudi Carabiya loo yaqaan ayaa dhulka geliyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

Weeraradii lagu burburiyay daarihii Mantaanaha ahaa ee magaalada New York waxaa lagu dilay dad ka badan 3,000 oo qof sida ay sheegtay dowladda Mareykanka balse hay’adaha udooda xuquuqul insaanka waxay sheegaan in khasaaruhu intaasi ka badanyahay.

 

Weerarkii 11 september 2001 ayaa waji cusub geliyay loolanka melleteri ee caalamka wixii xilligaasi ka dambeeyay Mareykanka iyo xulufadiisa NATO waxay qaadeen ol ole ballaaran oo ka dhan ah Muslimiinta iyagoo ugu magac daray “dagaalka ka dhanka ah Argagaxisada”.

Mareykanka iyo NATO waxay ku duuleen wadamada Afghanistan iyo Ciraaq, dagaalladii kasoo bilaawday labadaasi wadan ayaa caalamka islaamka ku fiday waxaana la beegsaday safaarado reergalbeedku leeyihiin iyo danaha mareykanka ee caalamka oo idil.

Weeraradii 11/9 waxaa mas’uul ka ahaa Urur weynaha Al Qaacidda oo xilligaas uu hoggaaminayay Sheekh Osama Bin Laden Raximahullaah.

iyadoo 16 sanadood laga joogo weeraradii New York iyo Washington Mareykankuna uu qaaday duullanno ka dhan ah Alqaacidda iyo Xulufadeeda wali waxaa muuqata in dagaalka uusan fari ka qodneyn islamarkaana xoogaga jihaadiga ah isku fidiyeen wadamo farabadan oo caalamka islaamka ah.

Dad Badan ayaa isweydiinaya sida uu noqon doono dagaalka caalamka ka socda maaadaama Hoggaanka Cusub ee Mareykanka uu qabtay Nin Cunsuri ah oo markii uu madaxtinimada u cararayay ku goodiyay in uu xasuuqi doono dadka muslimiinta isagoo durbadiiba fuliyay qaar kamid ah goodiskiisa oo ahaa in Mareykanka uu ka tarxiili doono dadka muslimiinta Muhaajiriinta ah.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii 11 September mareykanku wuxuu sare u qaaday weerarada ka dhanka ah dadka muslimiinta, diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ayaa kumanaan qof ku dilay wadamo ay kamid yihiin Pakistan, Yemen. Afghanistan,Soomaaliya iyo Suuriya waana dagaal ka dhan ah islaamka iyo muslimiinta.

Falanqeeyayaashu waxay sheegayaan in Alqaacidda ay sida dhimbil dab ah oo kale ukala firirtay waxay kasoo bilaabatay Afghanistan hadda waxay faracyo xooggan ku leedahay wadamo ay kamid yihiin Soomaaliya, Pakistan, Hindiya, Yemen, Maali iyo Aljazaa’ir waxayna laf dhuun gashay ku noqotay wadamada Reergalbeedka iyo Dowladaha Murtadiinta ee kabo qaadka u ah gaalada.

Continue Reading

Previous: Muslimiinta Caalamka Oo Maanta Sanad Cusub U Bilowday.
Next: Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Labo Magaalo Oo Istiraatiiji Ah.

Related Stories

Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.

November 22, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-4-1444-Hijri

November 22, 2022
Daawo Gudoomiyaha Odayaasha Sh/dhexe Oo Sheegay In Bulshada Gobalka Si Buuxda U Qaateen Fatwadii Culimada.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Gudoomiyaha Odayaasha Sh/dhexe Oo Sheegay In Bulshada Gobalka Si Buuxda U Qaateen Fatwadii Culimada.

November 21, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.