Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • 28 Diyaaradood Oo Sanadkan Lagu Soo Riday Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

28 Diyaaradood Oo Sanadkan Lagu Soo Riday Dalka Afghanistan.

calamada December 31, 2016 2 min read
63

taliban_white_flag_border-310x165 imaarada afghanistanCiidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa sanadkan dhamaaday ee 2016-ka fuliyay howlgalo culus oo ka dhan ah ciidamada Kufaarta NATO iyo kuwa maamulka daba dhilifka Afghanistan.

Howlgalada ayaa isugu jira dagaalo toos ah’Istish-haadiyo’qaraxyo iyo weeraro lala beegsaday diyaaradaha dagaalka noocyadooda kala duwan’waxaa tirada howlgaladaasi lagu soo bandhigay qoraal Imaarada kasoo baxay.

Tirada guud ee howlgalada sanadka dhamaaday gudaha dalka Afghanistan ka fuliyeen ciidamada Imaarada Islamiga ayaa gaaraya (9153) (Sagaal Kun Boqol iyo Konton iyo Saddex) weerar.

Weeraradaasi waxaa ku jirta (32) (Sodon iyo Labo) weeraro ah Camaliyaad Istish-haadi ah oo lala beegsaday saraakiil’ciidamo iyo xarumo ay leeyihiin Kufaarta NATO sida Mareykanka iyo maamulka daba dhilifka Afghanistan.

Qaar ka mid ah weeraradaasi waxaa lagu dilay (266) (Labo Boqol Lixdan iyo  Lix) isugu jirta saraakiil iyo askar NATO ah oo u badan askar iyo saraakiil American ah’waxaa sidoo kale weeraradaasi lagu dhaawacay (135) (Boqol Sodon iyo Shan) askarta gaalada NATO ah.

Sidoo kale waxaa weeraradaasi lagu dilay (17539) (Toban iyo Todabo Kun Shan Boqol Soddan Iyo Sagaal) isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka dalka Afghanistan’waxaa sidoo kale weeraradaasi lagu dhaawacay(11272) (Kow iyo Toban Kun Labo Boqol Todobaatan iyo Labo) kuwaasi oo ah saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan maamulka fadhigiisu yahay magaalada Kaabul.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xaqiijiyay in weeraradaasi lagu gubay (3427) (Saddex Kun Afar Boqol Labaatan iyo Todabo) gaari oo ka kooban noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka oo ay lahaayeen ciidamada gaalada iyo kuwa daba dhilifka dalkaasi.

Ugu dambeyntii qoraalkaasi waxaa lagu soo bandhigay tirada guud ee diyaaradaha dagaalka ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay dhulka soo dhigeen sanadkan dhamaaday ee 2016-ka.

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Afghanitsan ayaa sanadkan burburiyay (28) (Sideed iyo Labaatan)diyaaradood ay lahaayeen shisheeyaha iyo maamulka daba dhilifka ee ciidamada Mareykanka ku ilaaliyaan magaalada Kaabul’waxey diyaaradahaasi isugu jiraan.

1-  (14) (Afar iyo Toban) Elecobtar.

2- (10) (Toban) diyaaradood oo ah noocyada basaaska ee duuliye la’aanta ah.

3- (2) (Labo) diyaaradood oo ah noocyada dagaalka ee  looyaqaana F16

4- (2) (Labo) diyaaradood oo ah noocyada xamuulka ee sahayda ay ku kala gudbistaan ciidamada NATO iyo kuwa maamulka daba dhilifka dalka Afghanistan.

Dalka Afghanistan ayaa ka mid ah dalalka lagu qaaday weerarada ay horkaceysa dowlada Mareykanka’waxa uu sidoo kale Afghanistan kaalinta hore kaga jiraan wadamada lagu jabiyay gaalada kusoo duushay wadamada Islaamka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maleeshiyaatka Dowlada Federaalka Oo Qof Shacab Ah Hiiraan Ku Dilay.
Next: Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.