Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • 3 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Xeebaha Kenya.
  • Allposts
  • Warar

3 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Xeebaha Kenya.

January 23, 2023

Dooni  ay saarnaayeen Rakaab Kenyaan ah oo aad u fara badan ayaa ku qalibmatay deegaanka Watamu oo ka tirsan ismaamulka Kilifi oo ka mid ah ismaamullada Kenya ee ku teedsan xeebta.

Inta la ogyahay ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay shilkan dhanka biyaha ah ee laga soo tabiyay Ismaamulka Kilifi sida uu shaaciyay maamulka dowladda hoose ee Kilifi ee dowladda saliibiyadda ah ee Kenya.

Doonida qalibmatay waxaa la socday rakaab aad u fara badan oo lagu qiyaasay 28 qof xisaabtaas oo aad uga badan rakaabkii loogu talagalay inay raacaan doonida, taas oo keentay inay degato doonida.

Saraakiisha ciidanka booliska saliibiyiinta Kenya ayaa sheegay inay ku guda jiraan samatabixinta xaaladda, dhacdadan ayaana ka mid noqonaysa dhacdooyinka laga soo tabiyo gudaha dalka Kenya, ee la xiriisa shilalka dhanka ah biyaah ah.

1-dii bishan January ayay ahayd markii shil kan la mid ah laga soo tabiyay ismaamulka Busia ee waddankaasi Kenya ka dib markii dooni ay la socdeen arday Kenyan ah ay ku quustay xeebta deegaanka Budalangi ee ismaamulkaas Busia, halkaas oo ay ku dhinteen 3 qof oo Kenyaan ah

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-7-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1444 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-07-1444 Hijri.

January 23, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-7-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-7-1444-Hijri.

January 23, 2023
Dagaal Sarkaal Iyo Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Sarkaal Iyo Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

January 23, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.