Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • 60 Saraakiil Iyo Askar Isugu Jirta Oo Dowlada Federaalka Dhimasha iyo Dhaawac Kaga Noqotay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

60 Saraakiil Iyo Askar Isugu Jirta Oo Dowlada Federaalka Dhimasha iyo Dhaawac Kaga Noqotay Sh/dhexe.

June 3, 2021

Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka dowlada federaalka islamarkaana socday saacada xiriir ah ayaa waxey maanta ilaa fiidkii caawa ka dhaceen duleedka degmada Raage ceelle ee wilaayada Shabeelada dhexe.

Dagaaladan culus waxaa khasaara xoogan oo isugu jirta naf iyo maal lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka kooxda Ridada soomaaliya.

Wararka hordhaca ah ee la helayo waxey xaqiijinayaan in dagaaladaas lagu dilay 18 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan kooxda ridada Soomaaliya.

Saraakiisha dowladda federaalka looga dilay dagaaladaas oo gaaraya ilaa iyo saddex sarkaal ayaa waxaa ku jira taliyihii guutada 6-aad ee ciidanka Gor-gor kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Waaxid.

Dagaaladan maanta duhurkii ilaa caawa fiidkii ka dhacay deegaanka War-ciise ee duleedka degmada Raage ceelle ee Sh/dhexe waxaa kooxda ridada soomaaliya looga dhaawacay 42 askari oo ay saraakiil ku jiraan.

Sidoo kale waxaa dagaaladaas murtadiinta looga gubay Saddex gaari oo Taw-yo ah, Maleeshiyaatkan laga xasuuqay dowlada federaalka ayaa waxey ahaayeen kuwii ay sida gaarka ah u tababartay dowlada cadowga ah ee Turkiga.

 

 

Continue Reading

Previous: Diyaarad Drone Ah Oo Dad Shacab Ku Duqeysay Ceelcadde.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan Sh/dhexe.

Related Stories

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.

September 17, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.

September 17, 2023
Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.

September 17, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.