Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Afar Gaari Oo Shisheeyaha Looga Gubay Sh/hoose
  • Allposts
  • Warar

Afar Gaari Oo Shisheeyaha Looga Gubay Sh/hoose

January 23, 2018

Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuna hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa weerar dhabba gal ah u dhigay kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta AMISOM oo ku socdaalayay wadada isku xirta degmooyinka Marka iyo Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.

Wararka ka imaanaya wadada laamiga ah ee xiriirisa Labadaasi degmo ayaa sheegaya in dagaallo saacado badan qaatay ay halkaas ku dhaxmareen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Shisheeyaha.

Dagaalka tooska ah waxaa bar bar socday qaraxyo culus oo lala beegsaday kolanyada shisheeyaha,waxeyna qaraxyadaasi sidoo kale sababeen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay kolanyada shisheeyaha.

Inta la xaqiijiyay weerarkan ka dhacay wadada isku xirta degmooyinka Afgooye iyo Marka waxaa ciidamada Kufaarta Afrikaanta looga gubay Afar gaari,sidoo kale waxaa weeraradaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar ah oo ka tirsan Kufaarta Afrikaanta.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Sanaag Oo Sii Korortay.
Next: Qarax Lagu Dilay Biyo Quute Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Sh/dhexe.

November 29, 2022
Dhagayso Waziir Ka Badbaaday Howlgalkii Villa Rose Oo Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waziir Ka Badbaaday Howlgalkii Villa Rose Oo Hadlay.

November 29, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-05-1444 Hijri

November 29, 2022

Sawirro

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.