Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Bayaan Kasoo Baxay Maktabka Iclaamka Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Bayaan Kasoo Baxay Maktabka Iclaamka Shabaabul Mujaahidiin.

October 3, 2019

Maktabka wafaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray war saxaafadeed uu kaga hadlayo qaraxyo barakeysan oo gelinkii dambe ee maalintii shalay lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen maleeshiyaatka uu Maryekanku soo tababaray ee daggan Xerada Balidoogle ee wilaayada Sh/hoose.

 

Bayaankan oo ku qornaa luuqada Enlgish-ka ayaa lagu sheegay in qaraxyadan barakaysan lala eegtay gaadiid kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday saldhigga Balidoogle ee Isniintii la soo dhaafay la kulmay weerar aad u xooggan oo kaga yimid dagaalyahano katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

“Mujaahidiintu waxay fuliyeen howlgal guuleystay oo lagu beegsaday maleeshiyaatka Murtadiinta ee uu Mareykanku soo tababaray, iyagoo halkaas ku dilay ugu yaraan 16 askari, sidoo kalena dhaawacay 15 kale, waxaana weerarkan uu noqonayaa dharbaaxo kale oo lala helay olole dagaaleedka uu military-ga Mareykanku ka wado Soomaaliya” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka ka soo baxay Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

Kolonyada murtadiinta ee la weeraray oo watay ugu yaraan 6 gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa waxaa qaraxii 1aad uu ku qabsaday deegaanka Xaawa Cabdi, halkaas oo looga gubay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen, sidoo kalena dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dhowr askari.

 

Qaraxaas ka dib, Maleeshiyaatka ayaa hakiyay safarkoodii ku wajahnaa Balidoogle dibna ugu laabtay dhanka Muqdisho balse markii ay marayaan meel u dhow halka loo yaqaano Isbaarada Shabelle ayay la kulmeen qarax kale oo aad u xoogan kaas oo lala helay gaari Cabdi Bile ah oo waday dhaawacyadii askarta kaas oo la sheegay inuu gabi ahaanba burburay wixii saarnaana ay goobta ku wada halaagsameen sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mujaahidiinta.

 

Inta la hubo ugu yaraan 16 askari oo ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee uu soo tababaray Mareykanka oo ay ku jiraan 4 sarkaal ayaa ku bakhtiyey qaraxyadaas, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 15 kale sida lagu sheegay war saxaafadeedka ka soo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

 

“Weerarada tixanaha ee lagu beegsaday Ciidamada Mareykanka, kuwa midowga Yurub iyo xulifadooda Murtadiinta waxay qeyb ka yihiin Jihaadka lagula jiro xamlada saliibiga ah ee uu hogaaminayo reergalbeedka ee dhanka ah Muslimiinta Soomaaliya, waxaana weeraradii Ballidoogle, Muqdisho, Ceel Saliini iyo qaraxyada joogtada ah ee ka dhaca wadada u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ay daliil dhab ah u yihiin awoodda howlgallada military ee kala duwan ee ay Mujaahidiintu ku hayaan cadowga Islaamka ee ku sugan Soomaaliya, waxayna banaanka soo dhigayaan awoodda ay Mujaahidiintu u leeyihiin inay macluumaad sirdoon oo suggan ka keenaan dhaq-dhaqaaqyada cadowgooda kuna qaadaan weeraro xoogan”  ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Mujaahidiinta.

 

War Saxaafadeedka waxaa gabagabadii lagu yiri: “Ximaayada, xeyndaabyada iyo xoojinta xarumaha kama hor istaagi doonaan ciidanka Allaah ee xaqqa ku dagaalamaya inay gaaraan hadafkooda, Mujaahidiintuna –Allaah idankii- waxay  udusi doonaan xarumaha iyo saldhigyada ugu amni badan ee cadowga si ay u caabiyaan duullaanka Mareykanka ee ka dhanka ah Islaamka, dalkan Muslimka ah iyo dadkiisana uga difaacaan cadowga gudaha iyo midka dibadda intaba”.

 

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa todobaayadii la soo dhaafay xoojisay weerarada iyo duullaanada qorsheysan ee lagu beegsanayo cadowga saliibiga ah ee duullaanka ku jooga dalkan iyo dabadhilifyadiisa, waxaana howlgaladan barakeysan ay imaanayaa iyadoo dhawaan Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab uu Mujaahidiinta ugu baaqay inay sii laba jibaaraan camaliyaatka Jhaadiga ka dhanka ah cadowga Allaah.

Continue Reading

Previous: Diyaaradaha Mareykanka Iyo Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Duqeeyay Konfurta Somalia.
Next: Webseydka Calamada Oo Dib U Howlgaliyay Channel-ka Calamada Ee Telegram-ka.

Related Stories

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.

September 17, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.

September 17, 2023
Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.

September 17, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.