Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Abil-kheyr Al-misri.

Mu’sasada Al-saxaab ee garabka warbaahineed ee hogaanka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay hogaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah kaasi oo looga hadlay Istish-haadka Sheekh Abil-kheyr Al-misri oo ku shihiiday duqeyn dhawaan diyaaradaha dowlada Nasaarada Mareykanka ka geysteen gobalka Idlib ee dalka Suuriya.

Ugu horeyntii ehelada sheekha Murabiga ah iyo guud ahaan Mujaahidiinta Caalamka ayaa looga tacsiyeeyay Istish-haadka Sheekh Axmed Xasan Abil-kheyr Al-misri oo ahaa Qaa’id weyn oo kasoo jihaaday dhul badan oo caalamka ka tirsan’waxa uu sidoo kale sheekha ka mid ahaa raggii Carabta ugu horeeyay ee u Hijrooda dalka Afghanistan kana bar bar dagaalama Amiirul Mu’miniin Mullah Muxamed Cumar Raximahullaah.

Bayaanka kasoo baxay hogaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa lagu xusay in Tandiimka Qaacidatul Jihaad sharaf u tahay in Allaah SW doorta oo shahaado siiyo hogaankeeda,ciidankeeda,dhalinyaradeeda,Waayeeladeeda,caruurteeda iyo haweenkoodaba iyagoo la hardamo gaalada Saliibiyiinta ah.

Ugu dambeyntii waxaa Bayaanka fariin adag loogu diray gaalada Caalamka oo ay ugu horeysa dowlada Nasaarada Mareykanka waxaa loogu hanjabay in laga aari doona Akhiryaarta ay dileen.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Hogaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah.

Bayan01

Bayan02Calamada.com

Comments are closed.