Akhriso Hogaanka Guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bogaadiyay Midowga Jamaacaatka Mandiqadda Saxaraha.

Xilli dhawaan Afar Jamaaca jihaadi ah oo ka dagaalamo Mandiqadda Saxaraha Maali ay midoobeen waxaa arintaasi si aad ah usoo dhaweeyeen Mujaahidiinta ka dagaalamo daafaha Caalamka.

Hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah oo bayaan soo saaray ayaa si aad ah u bogadaadiyay midnimada ay gaareen Jamaacaatka Jihaadiga ee Mandiqadda Saxaraha.

Bayaanka waxaa lagu dhahay waxaa Mubaarakeyneynaa  Tilaabadan wanaagsan ee ay  ku dhaqaaqeen walaaalaheyn Magribul Islam oo ugu horeeya Sheekha Qiimaha badan Abuu Muscab Cabdul Waduud.

Sidoo kale Bayaanka waxaa lagu xusay in Midnimadan ay tahay guul weyn oo usoo hooyatay Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta Caalamka taasi badalkeedana ay jab iyo fashil weyn ku tahay gaalada-murtadiinta iyo cidkasta oo dooneysa iney kala qeybiso Safka Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta.

Ugu dambeyntii Bayankan waxaa dardaaran qayim ah loogu diray Jamaacaatka midoobay oo ugu horeeya Amiirka Jamaacada Nusratul Islam Wal Muslimiin ee Mandiqadda Saxaraha Maali Sheekha Qiimaha badan ee Iyaad Abul Fadhli waxaana lagula dardaarmay iney ixtiraamaan Waayeelada’ u naxariistaan caruurta’ Karaameeyaan midka wanaagsan’ iskana caafiyaan midka Xun’waxna baraan midka jaahilka ah.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Hogaanka Guud Mujaahidiinta Al-qaacidah.

Calamada.com

Comments are closed.