Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Bilaadul Magribil Islam Oo Ka Hadlay Itish-haadka Sheekh Abuu Rawaaxah.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Bilaadul Magribil Islam Oo Ka Hadlay Itish-haadka Sheekh Abuu Rawaaxah.

February 3, 2018

Mu’asasada Al-andalus ee garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay hogaanka guud ee Mu’asasada Al-andalus.

Bayaanka ayeey Mu’asasada Al-andalus kaga hadashay Istish-haadka Sheekh Hishaam Abuu Rawaaxah oo ahaa mas’uul sare oo ka tirsanaay Mujaahidiinta Alqaacidah Faraca Bilaadul Magribil Islam,sidoo kalane ahaa madaxii Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca dhulkaasi.

Bayaanka ayaa lagu xusay in Sheekh Abuu Rawaaxah uu ku shihiiday dagaal ka fool ka fool ah oo  Maalitii Talaadada oo ay taariikhda ku beegneed 13-kii bishan Jamaadul Awal ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka dalka Al-jazaa’ir ku dhexmaray deegaan dhaca Bariga dalka Al-jazaa’ir.

Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu xusay in Sheekha Waalidka ah ee Shahiiday oo ahaa Mas’uulkii dhanka Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam inuu ahaa Mujaahid Xaafidul Quraan ah muddo dheerna soo taagnaay Saaxada jihaadka ee dhulka Magribul Islaam,sidoo kalane uu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee Jihaadka dalka Al-jazaa’ir.

Sheekh Hishaam Abuu Rawaaxah ayaa sanadkii 1391 Hijriga ku dhashay magaalada Cilmiga iyo Culimada ku caan baxday ee Qusandhiiniyah ee Caasimada Bariga dalka Al-jazaa’ir waxaana uu Sheekha Inta badan Cimrigiisa kusoo qaatay Saaxada Jihaadka.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Bilaadul Magribil Islaam.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Diyaarad Mareykanka Kaga Soo Dhacday Sh/hoose Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Gacanta Ku Dhigay.
Next: Dagaal Iyo Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-4-1444 Hijri

November 21, 2022
Amniga Magaalada Garoowe Oo Faraha Ka Baxay.
  • Allposts
  • Warar

Amniga Magaalada Garoowe Oo Faraha Ka Baxay.

November 21, 2022
Xaalad Halis Ah Oo Ka Taagan Cisbitaalka Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Xaalad Halis Ah Oo Ka Taagan Cisbitaalka Mandheera.

November 21, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Sawirro+Cod Beesha Gaaljecel Oo Soo Bandhigtay Ciidan Hubeysan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Cod Beesha Gaaljecel Oo Soo Bandhigtay Ciidan Hubeysan.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.