Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo saaray Hotel Afriik.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo saaray Hotel Afriik.

February 1, 2021

Xafiiska warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii aadka uqorshaysnaa ee xalay ka dhacay mid kamida Hoteellada ugu caansan magaalada Muqdisho.

Bayaanka oo ku qornaa Af Soomaali ayaa ahaa sidan:-

18 Jumada Thani 1442H (31 Jauary 2021) – Ciidamada Mujaahidiinta oo Allaah kaashanaya ayaa waxay galabta weerar ku qaadeen xarun kamid ah xarumaha cadawgu ku leeyahay Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku sugnaayeen masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan kooxda ridada ah.

Weerarka oo iskugu jiray camaliyad istish-haadi ah iyo inqimaasiyo ayaa Allaah fadligiis sidii loo qorsheeyay u dhacay. Waxaa Mujaahidiinta u suurtagashay inay gacanta ku dhigaan xaruntii bartilmaameedku ahaa kadib markii ay cagta mariyeen ilaaladii halkaas ku sugnayd.

Weerarka ayaa qaatay muddo saacado ah waxayna Mujaahidiintii xarunta qabsaday dhawr jeer oo isxigxigta jebiyeen ciidamadii kala duwanaa ee kusoo yaacay xarunta si ay u badbaadiyaan madaxdoodii halkaas ku dhuumaalaysanaysay.

Tirakoobka hordhaca ah ee weerarku wuxuu cadaynayaa in cadawga halkaas looga dilay 23 xubnood, dhaawucuna uu gaarayo 40. Waxaa kale oo jira burbur xooggan oo gaaray xaruntii la beegsaday.

Mid kamid kamid xubnaha ugu muhiimsan ee cadawga looga dilay hawlgalkaas waa Jeneraal Maxamad Nuur Galaal, kaas oo ahaa bartilmaameedka koowaad ee hawlgalkaas.

Galaal ayaa muddo dheer waxaa uu ahaa nin u heellan loona soo carbiyay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka, waxaa uu aqoontiisa iyo khibradiisa dhanka sirdoonka ciidamada ah u adeegsan jiray inuu kula dagaalamo Mujaahidiinta. Waxaa uu ku lug lahaa hagardaamooyin dhawr ah oo ay gaaladu ku dileen rag Mujaahidiin ah. Waxaa raggaas kamid ahaa Macalim Aadan Xaashi Cayrow – Allaha shahaadadiisa haka aqbalee – kaas oo ku shahiiday duqayn ay Maraykanku ka geysteen Magaalada Dhuusamareeb bishii May 2008.

Wuxuu sidoo kale ku lug lahaa abaabulka dagaallo ka dhan ah Mujaahidiinta, wuxuu kaalin lixaad leh ka qaatay abaabulka maleeshiyaad mushrikiin ah oo ay xabashida Itoobiya ku dhistay kuna hubaysay gobollada dhexe, wuxuu dadaal xooggan ku bixiyay yagleelidda waxa loogu yeero maamulka Galmudug ee ashahaado la dirirka ah.

Kadib saddex iyo toban sano oo ay Mujaahidiintu ku raadjoogeen, ugu dambayntii galabta ayay Mujaahidiintu ugu dheceen qolkii uu ku dhuumaalaysanayay ee xarunta uu ka deganaa Magaalada Muqdisho, halkaas ayayna kusoo afjareen taariikhdiisii dheereeyd ee ku dhisnayd gaala kalkaalnimada, Shareeca la dagaalanka iyo dhiigyacabnimada.

Dilka Jeneraal Galaal waxaa ay cadaalad siinaysaa agoon badan oo uu aabayaashood xaqdarro ku laayay, hooyooyin badan oo uu ubadkoodii gumaaday iyo cid walba oo dhibane u noqotay hagardaamooyinkiisii.

Ugu dambayntii, waxaan halkaan digniin uga soo jeedinaynaa cid walba oo ku dhiiratay una soo qalab qaadatay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Waxaan idin leenahay Ilaahay u tawbad keena, kana soo laabta dhabaha qalloocan ee aad ku socottaan. Ku waana qaatta wixii ku dhacay kuwii dariiqaas idinka horeeyay kuna halaagsamay oo uu Galaal kamid yahay.

Hadii aad sidaas yeeli waysaan, ha dheeraatto ama ha dhawaattee gacanta Mujaahidiintu way idin soo gaari doontaa, waxay idinkugu soo geli doonaan goob walba oo aad ku dhuulaamaysanaysaan, waxaadna la kulmi doontaan ciqaabta aad mudantihiin insha-Allah.

Halkan ka akhriso Bayaanka oo PDF ah

Continue Reading

Previous: Inka Badan 60 Xubnood Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerarkii Hotel Afriik.
Next: Saraakiil Miina baarayaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay gobolka Bakool.

Related Stories

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.

September 17, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.

September 17, 2023
Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.

September 17, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.