Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xarakada Oo Sheegtay In 34 Xubnood Lagu Dilay Howlgalka Socda Ee Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xarakada Oo Sheegtay In 34 Xubnood Lagu Dilay Howlgalka Socda Ee Xamar.

January 22, 2023

Xafiiska warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed horu dhac ah oo uu soo saaray ku sheegay in howlgalka Inqimaasiga ah ee saacadii 6-aad ka dhex socda xarunta maamulka Riddada ah ee gobolka Banaadir, ay ragga Inqimaasiyiinta Mujaahidiinta ah ku dileen 34 xubnood oo murtadiin ah.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Xafiiska Warfaafinta Mujaahidiinta.

Iyadoo laga duulayo amarka Allaah ee ah in lala dagaalamo cadawgiisa, lana difaaco Diinta Islaamka, guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay howlgal Inqimaasi ah ku bartilmaameedsadeen xarunta waxa loogu yeero maamulka gobolka Banaadir ee ay ku shaqeeyaan saraakiisha ridada ah ee cadawga u qaabilsan dhibaataynta shacabka Caasimada.

Halyeeyada ka tirsan katiibada Istish-haadiyiinta ayaa gudaha ugu galay xarunta la beegsaday kadib markii ay – Allaah fadligiis – ka gudbeen dhamaan xeeyndaabyadii cadawga iyo barihii koontorool ee ay aminigooda ka ilaalinayeen.

Halyeeyada Islaamka ee u dagaalamaya difaaca shareecada Islaamka iyo koryeelida kalimada Tawxiidka ayaa gudaha xarunta ridada ee gobolka Banaadir ku laayay cadaw farabadan, waxaana khasaaraha dhimasho ee ilaa hada la xaqiijiyay uu gaarayaa 34 murtad kuwaas oo isugu jira mas’uuliyiin, shaqaale maamul, saraakiil iyo askar ka tirsan ridada.

Hawgalku weli waa uu socdaa, waxayna Mujaahidiinta inqimaasiyiinta ah si buuxda gacanta ugu hayaan dhismaha xarunta ridada gobolka Banaadir, iyagoo iska caabiyay isku dayo dhawr ah oo uu cadawgu si naflacaarinimo ah iskugu deyay inuu kusoo ceshto gacan ku haynta xarunta.

Allaah ayaan u mahadcelineynaa waxaanan bogaadinayeynaa halyeeyadaas dhiigooda u huraya koryeelidda kalimadda Allaah, waxaana leenahay Allaah ha aqbalo camalkiina, Jihaadkiinana ha barakeeyo. Cadowga Allaah waxaan leenahay haku riyoonina inaad gabbaad aamin ah ka heshaan goobaha aad ku dhuumaalaysataan iyo dhagxaanta aad isku wareejisaan, hawlgallada Mujaahidiintuna waxay ahaan doonaan kuwo isdabajoog ah bi’idnillaah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay mar kale ku celinaysaa dalabkii ahaa in dadka Muslimiinta ah ay ka dheeraadaan saldhigyada, xarumaha iyo xafiisyada cadawgu ku leeyihiin degmooyinka iyo deegaanada ay xoogga uga haystaan ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Waxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ballan ku qaaddeysaa inay sii wadi doonto Jihaadka ka dhanka ah isbahaysiga caalamiga ah ee saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah ilaa ay geyiga Soomaaliyeed ka saareyso cadowga hororka ah ee ku soo duuley, iyo illaa diinta dhamaanteed ay Allaah keliya u sugnaaneyso. Allaah, subxaanahu watacaalaa, wuxuu yiri: [وَقَٰتِلُوهُمْ حَتَّىٰ لَا تَكُونَ فِتْنَةٌ وَيَكُونَ ٱلدِّينُ لِلَّهِ ۖ فَإِنِ ٱنتَهَوْاْ فَلَا عُدْوَٰنَ إِلَّا عَلَى ٱلظَّٰلِمِينَ(البقرة – [193

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Oo Toos U Tabinaysa Howlgalka Ka Socda Muqdisho.

Related Stories

Dhagayso Andalus Oo Toos U Tabinaysa Howlgalka Ka Socda Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Andalus Oo Toos U Tabinaysa Howlgalka Ka Socda Muqdisho.

January 22, 2023
Dhagayso Inqimaasi Xaqiijiyay In Uu Gacantiisa Ku Dilay 16 Xubnood.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inqimaasi Xaqiijiyay In Uu Gacantiisa Ku Dilay 16 Xubnood.

January 22, 2023
Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inqimaasiyiinta Oo Soo Tabinaya Howlgalka Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inqimaasiyiinta Oo Soo Tabinaya Howlgalka Xamar.

January 22, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.