Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Qarax Iyo Dagaallo Ka Kala Dhacay Hiiraan Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Qarax Iyo Dagaallo Ka Kala Dhacay Hiiraan Sh/hoose Iyo Baay.

January 22, 2023

Guutada qaraxyada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin  ee ka howlgala wilaayada Hiiraan, waxay weerar qarax ah ku weerareen goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad murtadiin ah oo kutaal magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qaraxa oo si gaar ah kaga dhacay buundada wayn ee degmada Beledweyne waxaa la xaqiijiyay in uu dhaawac kasoo gaaray 1 askari oo murtad ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay Muumin.

Dhanka Sh/hoose waxay Mujaahidiintu weerar abaabulan ku qaadeen saldhigga ciidanka Kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha ay kaga suganyihiin deegaanka Buur-colow ee hoostaga degmada Baraawe, waxaana halkaas ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Baay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka deganyihiin deegaanka Goof-gaduud Buurey ee duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, lama helin faahfaahin intaas ka baxsan.

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-6-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-6-1444-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-6-1444-Hijri.

January 22, 2023
Dab Xooggan Oo Ka Kacay Suuqa Wayn Ee Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Dab Xooggan Oo Ka Kacay Suuqa Wayn Ee Bakaaraha.

January 22, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-06-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-06-1444-Hijri

January 21, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaybtii Labaad Howlgalkii Galcad Oo La faafiyay.

January 21, 2023
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Duullaankii Galcad.

January 20, 2023
Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle Gaab Oo La Baahiyay.

January 9, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Beerxaano.

January 2, 2023
Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maktabka Diiwaanka Zakada Oo Zako Qaybin Ka Sameeyay Buq’aqable.

December 29, 2022
Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Daawo Gaari Gaashaaman Oo Xabashida Looga Gubay Baay.

December 20, 2022
Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Jamciyada Al-ixsaan Oo Gurmad Raashiin Ah Gaarsiiyay Deegaanada Hoostaga Beledweyne.

December 6, 2022
Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xalfaladda Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Tunni.

December 1, 2022
Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Degmada Wabxo Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

November 30, 2022
Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.