Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Amiirul Mu’miniin Heybatullaahi Oo Soo Diray Tahniyad Ciidul Fidriga Ku Aadan.
  • Allposts
  • Warar

Amiirul Mu’miniin Heybatullaahi Oo Soo Diray Tahniyad Ciidul Fidriga Ku Aadan.

calamada July 4, 2016 2 min read
92

amiirul Mu'miniin Mulla HeybatullaahAmiirul Mu’miniin Mowlawi Heybatuulaahi amiirka Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa soo diray fariin qoraal ah o ku aadan tahniyada munaasabada ciidul Fidriga oo ay naga xigta wax ka yar 48 saac.

Bayaan qoraal ah oo uu soo saaray amiirka cusub ee Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan Mowlawi Hibatullah, kaas oo ku socoda guud ahaan Muslimiinta, Mujaahidiinta, Muhaajiriinta iyo si gaar ah shacabka dulmi diidka ah ee reer Afqaanistaan.

Bayaanka oo ku qornaa Luuqadaha Urdu iyo Carabiga ayaa waxa uu hogaamiyha Imaarada ku cadeeyay mawaaqif kala duwan oo ku lug leh jihaadka Tobanaanka sano ee xiriirka ah kasocoda dalka Afqaanistaan islamarkaana lagula jiro Shisheeyaha noocyada kala duwan ee ku duulay dalkaas.

 Ugu horeyn waxa uu ka hadlay Amiirku qayb kamid ah taariikhdii hogaamiyihii isaga ka horeeyey ee shahiiday Akhtar Mansuur, waxaana uu sheegay inuu ahaa Nafhure howlo badan u qabtay diinta Islaamka iyo Umadda Muslimiinta, waxaana uu ballan qaaday inuu ku socon doono dhabbihii uu ku shahiiday amiirkaas ee ahaa la dagaalanka Shisheeyaha kala duwan ee dalka Afqaanistaan ku sugan.

Wuxuu sheegay Sheekhu in istish-haadka Akhtar Mansuur ay ku dhiira gelineyso guud ahaan Mujaahidiinta iyo afraada Umadda Islaamka iney sameeyaan wax waliba oo awoodooda ah sidii diinta Islaamka loo sara yeeli lahaa, islamarkaana ay u noqon lahayd mid sareysa oo Aduunka maamusha.
Hibatu-llaah ayaa intaas ku dary in aragtidii ay ku bilaabeen Jihaadka ee hadafkeedu ahaa in la dhaqan geliyo Shareecada Islaamka ay wali nooshahay islamarkaana ay shaqeyneyso, waana hadafka Imaarada Islaamiga ah aysan waligeed ka tanaazuli doonin Inshaa’Allaah.

Halkan ka akhriso Bayaanka oo Carabi ah

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 29-09-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 29-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.