Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Antonio Guterres Oo Loo Hakiyay Adeegyada Bulshada Ee Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Antonio Guterres Oo Loo Hakiyay Adeegyada Bulshada Ee Muqdisho.

calamada March 7, 2017 1 min read
60

Antonio Guterres MugdishoInta badan waxaa maanta xiran waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay shacabka masaakiinta ah ee ku dhaqan xaafadaha magaalada Muqdisho.

Waddooyinka Maka Al-mukaramah’Wadnaha iyo waddooyinkale oo aad u muhuumsan ayaa ka mid ah waddooyinka xiran kuwaasi oo ay xireen ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Sidoo kale waxaa inta badan hakad ku jira adeegyada kale ee bulshada sida Waxbarashada’Caafimaadka iyo ganacsiga waddooyinka xiran ee magaaladan Muqdisho.

Waddooyinka iyo adeegyada kale ee bulshada ee Muqdisho ayaa loo xiray socdaal uu magaalada Muqdisho ku yimid Antonio Guterres oo ah xog’hayaha guud ee gaalada Caalamka kaasi oo saaka kasoo dagay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Dowlada federaalka ayaa shaqo maalmeed ka dhigatay iney dadka shacabka caburiyaan kana hakiyaan adeegyada Bulshada xilli walbo oo saraakiil shisheeya ah kasoo dagayaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdsho Somalia.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Qaasim Al-riimi Oo Jeediyay Kalimad Qayim Ah.
Next: Maleeshiyaatka Liyuu Booliska Oo Dilay Inka Badan 150 Ruux Shacab Ah.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.