Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • WARBIXIN: Yahuudda Oo Aan U Diyaarsanayn Guluf Dagaaleed Kusoo Wajahan.
  • Allposts
  • Warar

WARBIXIN: Yahuudda Oo Aan U Diyaarsanayn Guluf Dagaaleed Kusoo Wajahan.

calamada June 5, 2016 1 min read
187

Yahuuda56444Maamulka Yahuudda Sahyuuniyada ayaa walaac ballaaran ka muujinaya in looga adkaado dagaal ay suurtagal tahay in waqtiga dhow lagusoo qaado Yahuudda.

Wasiirka arrimaha gudaha Yahuuda ayaa sheegay in marxaladda soo socota ay tahay mid adag isagoo dhaliilay in ciidanka Yahuudda aysan u diyaarsanayn dagaal masiiri ah oo ay lagalaan muslimiinta.

Sida uu soo tabiyay wariye katirsan wargeyska Isra’el Today wasiirka arrimaha gudaha ayaa yiri “Jabhadda gudaha uma diyaarsana dagaalka nagusoo socda,waxaa jira gaabis dhan walba ah sababtoo ah dadka isaraa’iil ma dhiifoona”.

Wasiirka difaaca cusub ee Israa’iil Leberman ayaa isna muujiyay cabsi ah weerar dhanka badda ah oo kusoo food leh ciidanka Yahuudda isagoo kulan degdeg ah ka dalbaday R/wasaare Netenyaahu.

Dadka Yahuudda ee xoogga ku heysta dhulalka Filasdiiniyiinta ayaa wadnaha farta ku haya waxaana soo baxay warar ishaacaad ah oo sheegaya in xarakada islaamiga Xamaas ay weerar ku tahay magaalada xeebta leh ee Cakka.

Cizudiin Qasaam garabka melleteri ee xarakada Islaamiga Xamaas ayaa bilihii lasoo dhaafay tababarro culus siinayay guutooyin ciidamo ah oo loogu talagalay in ay ka dagallamaan dhanka Badda.

Kobaca xoogaga jihaadiga suuriya ayaa qeyb ka ah walaaca Yahuudda waxayna tani imaanaysaa 100 sanadood kadib markii uu dhacay Heshiiskii Saybes-biiko ee dhulalka muslimiinta shaam lagu kala qeybsaday oo Filasdiin ay qeyb ka tahay.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 29-08-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 29-08-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.