Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askar Dowlada Federaalka Looga Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Dowlada Federaalka Looga Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe.

calamada December 6, 2016 1 min read
90

Jowhar 2Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe waxey sheegayaan in galinkii dambe ee maanta tiro askar ah oo ka tirsan dowlada Ridada federaalka lagu dilay duleedka degmadaasi.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar dhabba gal ah u dhigay kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka kuwaasi oo la socday gudoomiyaha maamulka Xasan Garguurte ugu magacaaban deegaanka Biyo cadde oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in kamiinkaasi lagu dilay afar askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada kuwaasi oo sidoo kale laga qaatay qoryihii ay wateen.

Gudoomiyaha maamulka dowlada federaalka ee deegaanka Biyo cadde ayaa la xaqiijiyay in si dirqi ah uu ku badbaaday, sidoo kale tiro askar ah oo maleeshiyaatka dowlada ah ayaa lagu dhaawacay weerarkaasi.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii la dhaawacay gudoomiyaha dowlada Ridada federaalka ugu magacaaban degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan sidoo kalane la dilay tiro askar ah oo ka tirsan ilaaladiisa kadib kamiin loogu dhigay wadada isku xirta degmada Jalalaqsi iyo deegaanka Ceelbaraf oo ka kala tiran gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Idaacadda Andalus 07-03-1438 Hijri.
Next: Dhageyso Darsiga 15-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul Mujaahid.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.