Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askar Faransiis Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Askar Faransiis Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Maali.

calamada April 14, 2016 2 min read
121

hotel5War kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada ee Dowladda Nasaarada ee Faransiiska ayaa waxaa lagu sheegay in Seddax Askari oo dalkaasi u dhashay inay ku dhinteen Qarax gaarigii ay saarnaayeen lagula beegsaday Waqooyiga Dalka Maali.

Madaxweynaha Faransiiska Gaalka lagu magacaabo Faranco Hollande ayaa Bayaan uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu aad ugu murugeysan yahay in laba Askari oo Faransiis ah oo Qaraxaas ku dhaawacmay inay u dhintaaan dhaawacyadii soo gaaray.

Maalintii Talaadadii ee aan soo dhaafnay ayaa Xukuumadda Paris waxay sheegtay in Qarax Miino oo ka dhacay magaalada Tasiilaat ee Waqooyiga dalka Maali inuu ku dhintay hal Askari oo Faransiis ah, laba kalena ay ku dhaawacmeen, hase yeeshee waxay goor dambe xaqiijisay in labada Askari ay u dhinteen dhaawicii kasoo gaaray Qaraxa lala eegtay gaarigooda.

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Faransiiska ayaa Qoraal ay dhankeeda soo saartay waxay ku sheegtay in Qarax loo adeegsaday Miino dhulka lagu aasay lagu bur buriyay gaari nooca gaashmaan oo ay la socdeen Ciidamo Faransiis ah, kuwaas oo qeyb ka ahaa kolonyo Lixdan gaari ka kooban oo ku socdaalayay Waqooyiga dalka Maali.

Dowladda Nasaarada  ee Faransiiska ayaa horraantii Sannadkii 2012-kii waxay duullaan Saliibi ah ku qaaday Wadanka Maali, kadib markii gobollada dhaca Waqooyiga dalkaasi laga dhisay Imaaro islaami ah oo ay majaraha u heysay Xarakada Ansaaru Diin.

Faransiiska oo horey u gumeystay Wadanka Maali ayay u cuntami weysay in qeybo ka tirsan dalkaas laga hirgeliyo Nidaam islaami ah, wuxuuna ku qaaday duullaan ballaaran, kaas oo ugu dambeyntii keenay in Mujaahidiinta laga saaro gobolladii ay maamulayeen, balse waxay Mujaahidiinta billaabeen dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ay ku naafeynayaan Ciidamada Saliibiyiinta Faransiiska iyo Maleeshiyaadka Murtaddiinta ah ee la socda, si loogu khasbo inay ka cararaan dhulka Muslimiinta ee ay kusoo duuleen.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 07-07-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 07-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.