Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Kala Dilay Somali Iyo Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Kala Dilay Somali Iyo Itoobiya.

calamada July 18, 2016 1 min read
115

itoobiya xabashida Amxaarada InjirleydaWararka laga helayo degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay agagaarka deegaanka Awdiinle ee duleedka degmadaasi uu ka dhacay iska hor’imaad lagu dilay askar Itoobiyaan ah.

Iska hor’imaadka waxa uu dhex maray ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Shariif Sakiin’iyadoona iska hor’imaadka ay ka qeyb qaateen Taangiyada ciidamada Amxaarada.

Inta la xaqiijiyay iska hor’imaadkaasi waxaa lagu dilay afar askari oo Itoobiyaan ah tiro kalane oo Kufaarta Xabashida Itoobiya ka tirsan waa lagu dhaawacay.

Dhanka ugu yaraan 13 Askari Itoobiyaan ah ayaa dhimatay 10 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii weerar hubeysan uu ka dhacay magaalo dhacda Waqooyi galbeed ee wadanka Itoobiya.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in kooxo uu ku tilmaamay fallaago Ereteria ay soo abaabushay ay weerar ka geysteen magaalada Godera ayna dileen 11 Askari.

Wakaaladda wararka Itoobiya ayaa baahisay war ay ku sheegayso in fatqalado khasaara dhaliyay ay ka dhaceen magaalada Gondera iyadoo dhibaatadii dhacday dusha uga tuurtay xukuumadda Asmara.

Shabakad ay leeyihiin kooxaha mucaaradka Itoobiya ayaa baahisay in dad kasoo jeeda Qowmiyadda Amxaarada ay weerar ku qaadeen saldhig melleteri oo ciidanka Itoobiya ku lahaayeen Gondera.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 13-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 14-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.