Saacadihii lasoo dhaafay waxaa duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay lagu dilay 2 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka’iyadoona dilka askartaasi uu geystay mid ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaanada hoostaga degmadaasi.
Ruuxa dilka geystay oo la hadlay Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa xusay in askartaasi uu gacantiisa ku dilay’waxaana uu xusay in dilka uu geystay kadib markii uu u dul qaadan waayay dhibaatada maleeshiyaatka Murtadiinta ku hayaan dadka shacabka.
Ruuxa dilka geystay ayaa qaab cajiib ah u adeegsaday dilkooda’isagoo askartaasi ku dilay hubkii ay wateen kadib markii qaab farsameysan hubka uu kaga qaatay.
Degmada Diinsoor waxey ka mid tahay goobaha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaatka Amxaarada kabo qaatka u ah ay kaga suganyihiin gobalada Baay iyo Bakool.
Halkan Ka Dhageyso Geesiga Askarta Dowlada Federaalka Ku Dilay Duleedka Diinsoor.
Calamada.com