Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Askar Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Lagu Dilay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Lagu Dilay Sh/hoose.

December 8, 2020

Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa qaraxyo kolanyo ka tirsan askarta shisheeyaha lagula beegsaday qeybo ka mid ah wilaayada Shabeelada hoose.

Qaraxyadaan oo gaaraya ilaa iyo Labo qarax waxaa ciidanka Kufaarta Afrikaanta lagula beegsaday inta dhaxeysa deegaanada Danow iyo Shalaambood ee dhaca duleedka magaalada Marka.

Inta la xaqiijiyay qaraxyadan oo si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah wilaayada Shabeelada hoose waxaa ku baqtiyay Saddex askari oo Kufaarta Afrikaanta ah waxaana ku dhaawacmay hal askari oo gaalada ah.

Dhanka kale Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga Saliibiyiinta Kenya ay ka sameysteen deegaanka Kulbiyow ee wilaayada Jubbooyinka waxaana jirta khasaara Kenyaatiga lagu gaarsiiyay dagaalkaas.

Habeenkii xalay ayeey aheed markii ciidamada Mujaahidiinta weerar culus ku qaadeen isbaaro maleeshiyaatka kooxda Ridada ay dhigteen agagaarka warshadii Xeylo bariise ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho kaasi oo khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtadiinta.

Sidoo kale Mujaahidiintu waxey xalay dagaallo culus ku qaadeen saldhigyada Kufaarta iyo kuwa Ridada ay ka kala sameysteen degmada Jannaale iyo deegaanka Sabiid ee wilaayada Shabeelada hoose waxaana jirta khasaara naf iyo maal ah oo Cadowga Allaah lagu gaarsiiyay dagaaladaas.

Continue Reading

Previous: Deegaanka Buusaar Oo Laga Qeybiyay Zakada Xoolaha Nool.
Next: Deegaanka Fafaxdhuun Oo Laga Qeybiyay Zakada Xoolaha Nool.

Related Stories

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimashada Ciidanka Xabashida Itoobiya Oo Gaaray 249 Askari.

September 17, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1445-Hijri.

September 17, 2023
Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Filimka Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Ka Dhacay Deegaanka Wisil.

September 17, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.