Askar Ka Wada Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Muqdisho.

Iska hor’imaad culus oo u dhaxeeya maleeshiyaat ka wada tirsan dowlada Ridada ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaaladan Muqdisho.

Iska hor’imaadkan waxa uu maleeshiyaatka Murtadiinta sigaar ah ugu dhexmaray xaafada Saliga American-ka ee degmada Wadajir,waxeyna maleeshiyaatka Murtadiinta iska hor’imaadkan isku adeegsadeen hubka culus iyo midka fudud.

Maleeshiyaatka dowlada ee ku wada dagaalamay degmada Wadajir ayaa ku muran san dhul halkaasi ku yaala,waxeyna iska hor’imaadkaasi isagu geysteen khasaara nafeet.

Inta badan maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa shaqo maalmeed ka dhigtay iney dhexdooda dagaalamaan oo ay iska dilaan islamrkaana iska dhaawacaan tiro askar iyo saraakiil ah.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Comments are closed.