Askar Lagu Gowracay Duleedka Degmada Buulo Burte.

Wararka imaanaya degmada Buulo burte ee gobalka Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi lagu dilay askar ka tirsan dowlada Ridada.

Howlgalkan qorsheysan waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen Tuulo dhacda dhanka Bari ee duleedka Buulo burte waxeyna ciidamada Mujaahidiinta nolasha ku qabteen Labo askari oo ah kuwa dowlada Federaalka kuwaasi oo si dhuumaaleysi ah kusoo gaaray Tuuladaasi.

Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay gowraceen Labadaasi Askari waxeyna Labadan la dilay ka mid ahaayeen Ciidamo dhawaan Saraakiil Jabuutiyaan ah ay Tababar ciidan ugu soo xireen gudaha Buulo Burte.

Gowraca Labadan askari ayaa kusoo aadeysa xilli maalmo ka hor dagaal culus oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay kula wareegeen gacan ku heynta degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen inka badan Labo Boqol oo askari oo ah maleeshiyaatka Dowlada Ridada.

Calamada.com

Comments are closed.