Askar Mushaar Loo Qeybinayay Oo Qarax Lagu Weeraray.

Helmand lashkar gaahWararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay Camaliyad Istish-haadi ah lagu weeraray ciidamo fara badan oo ka tirsan maamulka daba dhilifka dalka Afghanistan kuwaasi oo ku sugnaay goob mushaar loogu qeybinayay.

Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaay kasoo horjeedka xarunta Bankiga Kaabul uu ku leeyahay magaalada Lashkar-gaah ee xarunta gobalka Helmand.

Inta la xaqiijiyay Camaliyaddasi Istish-haadiyada ah waxaa lagu dilay 21 isugu jirta Saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka Kaabul’waxaa ku dhaawacmay inka badan 18 isugu jirta saraakiil iyo askar.

Webka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay in camaliyadaasi uu fuliyay geesi lagu magacaabi jiray Shariifullaahi Shariif kaasi oo gaari uu watay la galay goobtii mushaarka lagu qeybinayay.

Sheekh Qaari Muxamed Yuusuf afhayeenka Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa qoraal uu soo saaray ku xusay in mas’uuliyadda camaliyaddaasi ay shegatay Imaarada Islaamiga.

Halkan Ka Degso Warbixinta Webka Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Calamada.com

Comments are closed.