Askari Ka Tirsan Dowlada Oo Si Layaab Leh Loogu Dilay Beledweyne.

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi uu ka dhacay dil qorsheysan oo loo geystay askari ka tirsan dowlada Ridada.

Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Nuur Xawaad ee Bariga Magaalada Beledweyne,iyadoona askarigan dilkiisa loo adeegsaday Bam Gacmeed taasi oo sababtay in Jirkiisa Labo Qeyb u kala go’a Askarigaasi Murtadka ah.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo fuliyay dilkan cajiibka ah ayaa horay usii qaatay Qorigii uu ku hubeysnaay askarigaasi ay ku dileen magaalada Beledweyne.

Dilka askarigan waxa uu imaanayaa xilli Labo Habeen ka hor sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gudaha magaalada Beledweyne ay ku dileen qorigiina kaga qaateen askari kale oo ka tirsan dowlada Ridada.

Calamada.com

Comments are closed.