Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Askari Lagu Dilay Hubna Looga Furtay Degmada Kaaraan.
  • Allposts
  • Warar

Askari Lagu Dilay Hubna Looga Furtay Degmada Kaaraan.

July 3, 2021

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weerar qorsheysan ka fuluyeen xaafada Jamhuuriyah ee degmada Kaaraan ee magaaladan Muqdisho.

Howlgalkan waxey mujaahidiintu ku dileen askari ka tirsanaa qeybta minishiibiyada ee kooxda ridada soomaaliya waxaana lagu magacaabi jiray Shariif Muxidiin, Waxeyna mujaahidiintu askarigaas ka furteen qori uu ku hubeysaa.

Isla howlgalkaas waxey Mujaahidiintu ku dhaawaceen askari kale oo minishiibiyada ah kaasi oo la xaqiijiyay in dhaawiciisu culusyahay.

Weerarkan ka dhacay degmada Kaaraan waxa uu kusoo aadayaa xilli Shabaabul Mujaahidiin deegaanka Jabad geelle oo ka tirsan deegaan weynaha ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ku dileen askari ka tirsanaa jawaasiista dharcadka dowlada federaalka kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cali Nuur Geedi kuna magac dheeraa Madax gaduud kaasi oo ay ka ganiimeysteen gaari uu watay.

Halkan Kaga Biir Ganaalka Idaacadda Al-andalus ee Telegramka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

Continue Reading

Previous: Saraakiil Iyo Askar Lagu Laayay Camaliyad Istish-haadiyo Ah Oo Muqdisho Ka Dhacday.
Next: Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Duleedka Dhuusa mareeb+Magac.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-03-1445 Hijri.

September 16, 2023
Weerar Lagu Beegsaday Mahad Salaad Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Dhacay Mudug.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Beegsaday Mahad Salaad Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Dhacay Mudug.

September 16, 2023
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-03-1445 Hijri.

September 16, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.