Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Dowladda oo 19 Gabdhood Bishan Ku Kufsaday Wadada Muqdisho Iyo Baydhabo.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Dowladda oo 19 Gabdhood Bishan Ku Kufsaday Wadada Muqdisho Iyo Baydhabo.

June 21, 2018

Dhibaato aad u xanuun badan ayaa ka taagan wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo halkaas oo si joogto ah loogu kufsado gabdhaha Soomaaliyeed.

Guddiga xuquuqul Insaanka maamulka K/galbeed oo shir wada yeeshay maalintii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 20-06-2018, ayaa sheegay in dhibaato adag ay ka taagan tahay wadada xiriirisa labada magaalo.

Bayaankooda ayaa waxa ay ku sheegeen in bishan oo kaliya wadada lagu kufsaday 19 gabdhood oo ay hooyooyin, waayeello iyo gabdho caruur ah ku jiraan.

Guddoomiye ku xigeenka guddiga xuquuql insaanka ee K/galbeed Qaasim Moogow ayaa saxaafadda u sheegay in 9-kii bishan ay ciidamadu kufsadeen 11 haween ah, maalmihii ka dambeeyayna si kala gooni gooni ah ayaa loo kufsaday 8 gabdhood taas oo ka dhigan in muddo 13 maalmood oo kaliya lagu kufsaday 19 gabdhood.

Cirdiga gabdhaha Soomaaliyeed ee muslimaadka ah ayaa sidaa loogu tumanayaa Diinta islaamka meel weyn ayay geysay sharafta gabadha Muslimadda ah Duullaan dhan ayuu Nabigeena Muxamad SCW ku qaaday gabar uu nin Yahuud ah marada ka jiiday, Soomaaliyana waxaan u joognaa gabdhihii qiimaha badnaa oo darsin darsin loo kufsanayo walibana lagu faanayo.

Magaalooyinka iyo deegaannada ay xoogga ku joogaan ciidamada AMISOM iyo kuwa Xabashida Itoobiya waxaa ka dhaca gabool fallo ka dhan ah dumarka Soomaaliya sida kufsi dhac iyo bahdil dhan walba ah.

Continue Reading

Previous: Qarax Lala Beegsaday Askarta Burundi Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
Next: Waaliga Jubbooyinka Oo ka Warbixiyay Xaaladda Guud Ee Wilaayada.(Dhagayso Qeybta Kowaad)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-4-1444 Hijri

November 22, 2022
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-4-1444 Hijri

November 22, 2022
Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal U Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Dhacay Sool.

November 22, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.