Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Faransiiska Oo lagu Weeraray Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Faransiiska Oo lagu Weeraray Dalka Maali.

calamada April 8, 2017 1 min read
73

Wararka ka imaanaya dalka Maali ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay weerar culus uu ka dhacay qeybo ka mid ah dalkaasi oo duulaan ay ku joogaan ciidamada dowlada Nasaarada Faransiiska.

Weerarkan oo si gaar ah loola beegsaday ciidamada Faransiiska waxa uu ka dhacay deegaanka Hombara oo ah deegaan dhaca dhanka Konfur Bari dalka Maali gaar ahaan xadbeenaadka u dhaxeeya dalalka Maali iyo Burkina Faso.

Warbaahinada caalamka ayaa qoray in weerarkaasi oo ay fuliyeen ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islam Wal Muslimiin oo ah jaamaco taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam Dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro ka tirsan ciidamada  Nasaarada Faransiiska.

War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowlada Faransiiska gaalka lagu magacaabo Francois Hollande ayaa lagu xaqiijiyay in weerarka ka dhacay dalka Maali lagu dilay askar Faransiis ah balse wararka qaar ee laga helayo dalka Maali ayaa sheegaya in khasaaraha uu intaasi ka badan yahay.

Ciidamada Dowlada Nasaarada Faransiiska ayaa afar sano ka hor duulaan ku tagay dalka Maali si ay ula dagaalamaan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam’waxeyna si joogta ah weeraro culus kala kulmaan dhanka Mujaahidiinta.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari Lagu Dilay Degmada Mahadaay Ee Gobalka Shabeelada Dhexe.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 11-07-1438 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.