Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Itoobiya Oo Isaga Cararay Degmada Rabdhuura Iyo Raayada Oo Laga Taagay Degmadaasi.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Itoobiya Oo Isaga Cararay Degmada Rabdhuura Iyo Raayada Oo Laga Taagay Degmadaasi.

calamada July 2, 2016 1 min read
116

Raayada Towxiidka oo laga taagayWararka ka imaanaya degmada Rabdhuura ee gobalka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay degmadaasi ay isaga carareen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo duulaan ku joogay degmadaasi.

Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ayaa inta aysan ka bixin degmada waxey burburiyeen gabi ahaan difaacyadii ay kal hore ka sameysteen degmadaasi’iyadoona sidoo kale degmada ay isaga carareen maleeshiyaatkii Murtadiinta ee Xabashida kula sugnaay degmadaasi.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Rabdhuura’iyadoona Mujaahidiinta ay Raayada Towxiidka ka taageen degmadaasi.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa goob fagaara ah kala hadlay bulshada ku dhaqan degmada’qeybaha bulshada ayaa si aad ah ugu farxay in Allaah uu ka dul qaaday cadowgii Amxaarada ahaa ee muddo duulaanka ku joogay degmadaasi.

Cararka Xabashida Itoobiya ay isaga carareen degmada Rabdhuura ayaa kusoo aadaya xilli bilowgii bishan barakeysan ee Ramadaan dagaal lagu dilay inka badan 60 askari oo Itoobiyaan ah uu ka dhacay degmada Halgan ee gobalka Hiiraan.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 27-09-1437 Hijri.
Next: Daawo Dr Ayman Al-dawaahiri Oo Bogaadiyay Howlgalada Mujaahidiinta Alshabaab.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.