Xilli dhawaan gudaha magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ay ka kala dhaceen qaraxyo geystay khasaara kala duwan ayaa waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo ciidamada Kufaarta AMISOM.
Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Jubbo-land Axmed Madoobe oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Kismaayo ayaa si kulul u weeraray ciidamada AMISOM ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah Konfurta iyo bartamaha dalka Somalia.
Axmed Madoobe ayaa talo ahaan soo jeediyay in gabi ahaan ciidamada Amisom laga wareejiyo sugida amaanka xarumaha maamul gaaleedyada iyo midka dowlada Ridada federaalka’isagoona ku taliyay in sugida amniga ee xarumahaasi lagu wareejiyo maleeshiyaatka Somalida ee ka barbar dagaalama shisheeyaha soo duulay.
Halkan Ka Dhageyso Axmed Madoobe.
Calamada.com
Nijaas yohow raroy gaa adiyo riibiyohow gaalku
Waxaan raranki naareed ahayn rudi ad may saane
Rasaas tii shabaab kaan gafayn adiyo ruuf yaane
Rajo beel inaad tahay nafluhu waa runoo maqalye
Ribix iyo hantaad mooday seen gaal rafiiq sigiye
Kaa dheer riliyo khayr waqaa ribixad keen taaye
Ruuf yaan camiilaad tohoo raagi may saane
Rajo beeshay Amisom waxaad daba rab lay seene
Jaajuus yow riibia ahee maanka laga riiqay
Riyahaad u qalayseen wayaan reeri hiin dhacaye
Maantana kufriga raan taliyo xabash u ruuf yaanku
Waa dhaxalad reeb teen siday tahay run tiiniiye
Miyaan kuu riyaaqaa adoo gaalka daba rooga
nacaladi kugu dhacday, muxuu been sheegay, ma asagaa saacad kismaanyo joogi kara haddii la yiraahdo isku tasho oo gaalo madowdu meesha ka baxaan.