Bashiir Muxamed Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

saraakiil murtadiin ahRag hubeysan waxey gudaha degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan dowlada Ridada federaalka kaasi oo ka tirsanaay dhanka saraakiisha lacaga baada ka qaaday gaadiidka iyo dadweynaha Muqdisho.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Bashiir Muxamed Maxamuud waxey ragga hubeysan ku weerareen isagoo ku sugan qeybo ka mid ah degmada Dharkenley’iyagoona qeybaha sare ka toogtay taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku geeriyooda.

Dilka sarkaalkan waxa uu imaayanayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay sarkaal ka tirsanaay maamulka dowlada fedeaalka ugu magacaaban gobalka Banaadir lagu dilay xaafada Sanco ee degmada Yaaqshiid’sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay waxaa mid ka mid ah Ergadii soo xushtay xildhibaanada baarlamaanka dowlada Ridada federaalka gaar ahaan qeybta lagu soo dhigay degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

Comments are closed.